Taayarka Nolosha

$10.00

waxa uu ka hadlayaa 6-da tiir ee lagu dhiso nolol isku dheelitiran

Buuggan wuxuu sharxayaa qaybaha muhiimka ah ee nolosha sida caafimaadka, cibaadada, xiriirka bulshada, xornimo dhaqaale, aqoonta iyo Hiwaayadka. Waxa uu ku barayaa sida loo abuuro nolol isku dheelitiran oo leh farxad, guul, iyo deganaan leh.

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Taayarka Nolosha”

Your email address will not be published. Required fields are marked *