murzaliplatform.com

BUUGAAG AF-SOOMAALI AH

Horumari Naftaada oo Sare U qaad wax Soo Saarkaaga

Saddex buug oo ka hadlaya nolosha, waxsoosaarka iyo caadooyinka maalinlaha ah.
Akhri faahfaahinta buug kasta, ka dibna dooro midka aad rabto.

Play Pause
Play Pause
/
Unmute Mute
Settings Playback Accessibility
Announcements
Keyboard Animations
Enter Fullscreen Exit Fullscreen
Baro buugaagta Murzali

01 — 03

MAXAMAD MURSAL
MAXAMAD

Axad
Wanaagsan
â–¶
Baro buugaagta Murzali.

Fiidiyowga weli laguma darin boggan

FIIDIYOWGA BUUGAAGTA

Af-Soomaali · Nuqul PDF ah · Laga bilaabo $4.50

BUUGAAGTA / 01 — 03

Dooro buugga
aad rabto.

Hoos ka akhri waxa buug walba ka hadlayo iyo qiimihiisa.

NUQUL PDF AH

NOLOSHA

01

Taayarka Nolosha

Buug ka hadlaya lix dhinac oo nolosha ka mid ah: cibaadada, caafimaadka, aqoonta, xiriirrada, dhaqaalaha iyo hiwaayadaha.

$5.50

Nuqulka PDF-ga

NUQUL PDF AH

WAXSOOSAARKA

02

Taayarka Waxsoosaarka

Buug ku saabsan dejinta hadafyada, feejignaanta, joogtaynta hawlaha iyo maaraynta tamarta.

$5.50

Nuqulka PDF-ga

NUQUL PDF AH

MAXAMAD MURSAL
MAXAMAD

Axad
Wanaagsan

JALDI TIJAABO AH

MAQAALLO IYO WAAYO-ARAGNIMO

03

Axad Wanaagsan

Maqaallo uu qoraagu Axad kasta qori jiray, kana hadlaya waxsoosaarka, dhaqaalaha, caadooyinka iyo xiriirrada.

$4.50

Nuqulka PDF-ga

SIDA BOGGU U SHAQEEYO

Baro sida
buug loo
iibsado.

Dooro buug, eeg qiimihiisa, ka dibna u gudub bogga lacag-bixinta.

01

Dooro buug.

Akhri faahfaahinta buugaagta, ka dibna dooro midka aad rabto.

02

Eeg dalabkaaga.

Hubi buugga aad dooratay iyo qiimihiisa, ka dibna dhammaystir lacag-bixinta.

03

Soo dejiso buuggaaga.

Marka lacag-bixinta la xaqiijiyo, waxaa kuu furmaya soo-dejinta PDF-ga buugga aad iibsatay.

SU’AALO IYO JAWAABO

Wax ka ogow
buugaagta.

Haa. Saddexda buug waa nuqullo PDF ah oo Af-Soomaali ku qoran. Qiimayaasha boggan ku qoran waxay khuseeyaan nuqullada PDF-ga.

Haa. Dooro buugga aad rabto, ka dibna u gudub bogga lacag-bixinta. Marka lacag-bixinta la xaqiijiyo, waxaad soo dejisan kartaa PDF-ga buugga aad iibsatay.

Weli fiidiyow laguma darin boggan. Meesha loogu talagalay oo keliya ayaa la diyaariyey.

Dooro buug
aad akhrido.