Category 1 on 1 Coaching

Xawaaraha waxsoosaarka

5 sano kahor manta oo kale (14-june), Ayaan bilaabay shirkadeyda gaarka ee Murzali Platform. Ilaahey baa mahadleh. Waxaan bilaabay anniga oo han iyo hami leh laakin wax badan iima cadeen. Ficil joogta, isku day joogta ah, wax isbarida joogta ah,…