3 qaab oo aad iskaga ilaalin kartid caajiska, dib udhigashada iyo hore usocod la’aanta.

Axad wanaagsan, Asbuucan waxaan akhrinayaa buug la yiraahdo “The 4-hour work week” oo uu qoray Timothy Ferriss oo ah qoraa caan ah sidoo kale waxa uu leeyahay podcast caan ah oo aad loo dhegeysto. Buuggaan waxa uu badalay dad badan…