5 sano kahor manta oo kale (14-june), Ayaan bilaabay shirkadeyda gaarka ee Murzali Platform. Ilaahey baa mahadleh. Waxaan bilaabay anniga oo han iyo hami leh laakin wax badan iima cadeen.
Ficil joogta, isku day joogta ah, wax isbarida joogta ah, barashada dad cusub iyo dhiiranaan badan kadib manta waxaa kasoo wareegatay aniga oo isla wadadii ku taagan oo anan marna is dhiibin in aan sii jeclaado mooye.
- Hello
- addunyo
- ali
Waxaan noqday productivity coach oo heysta shahaado rasmi ah, waxaan qoray 3 buug oo aan ka isla majaalkan oo productivity ah, waxaan boqolaal qof kala shaqeyey xaqiijinta hadafkooda u gaarka ah safarkana waxa uu iga caawiyey in aan 100% ku tiirsanaado oo aanan ubaahinin raadin shaqo cusub.


Aad baan ugu mahadcelineynaa qof walba mar i taagyeeray, iibsaday barnaamijyadeyda, idhiirageliyey ama aqoon igu kordhiyey. Hadii wax un laga faaidaayo safarkeyga, sirtayda waa: Keep going (Hore usoco), wax isbar, show up
Aad baan ugu mahadcelineynaa qof walba mar i taagyeeray, iibsaday barnaamijyadeyda, idhiirageliyey ama aqoon igu kordhiyey. Hadii wax un laga faaidaayo safarkeyga, sirtayda waa: Keep going (Hore usoco), wax isbar, show up daily, joogtey, Alle talasaaro, dadka caawi. Thank you ❤️💓
waxaa cajiib ah in aan baranaayo web design
